MUUQAAL: Khudbadii Garaad Jamac Garaad Cali ee salaada Ciidul Fidriga kadib oo dhamaystiran, arinta SSC XASAASI

21  Apr 2023 (Puntlandes) Garaad Jamac Garaad Cali oo khudbad ka jeediyey salaada Ciidul Fidriga ayaa ku dheeraaday dagaalka ka uu maamulka Muuse Biixi ka wado magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

Garaad Jaamac oo sheegay inuu dulqaadkii ka dhamaaday ayaa yiri “Hadda wixii ka dambeeya wax aan la harayno ma jirto”

About The Author