Sawirro: Dekadda Garacad oo ay ku xiran yihiin Markab iyo laba doonyood

26 Apr 2023 (Puntlandes) Dekadda Garacad ayaa waxaa ku xiran Markab iyo laba doonyood oo wada shixanado kala duwan, kuwaas oo dejintoodu ay socoto.

Sidoo kalee waxaana la filayaa inay dhawaan ku soo xirtaan Maraakiib kunteenaro xambaarsan.

Shaqo xoogan ayaa ka socota jembiyada A & B oo iminka aad mashquul u ah, waxaana si habsami leh u socda dhismaha jembiyada C & D.

About The Author