TPEC oo shaacisay Jadwalka iyo anshaxa ololaha doorashada golayaaasha degaanka Puntland

27 Apr 2023 (Puntlandes) Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland, (TPEC), ayaa shaacisay Jadwalka iyo anshaxa ololaha doorashada golayaaasha degaanka Puntland.

Jadwalka isu soo baxyada Ururada ayaa bilaabanaysa Isniinta oo ku beegan 1da May 2023, waxayna ku egtahay 21ka isla bishaas.

TPEC ayaa Urur walba siisay 3 cisho oo kala duwan.

About The Author