Dhagayso: Madaxwayne Gaas (MOOGE) oo si kulul uga hadlay falalka kooxda Al-Shabab
Garowe(Pes) Madaxwaynaha dowladda Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas (MOOGE) oo maanta khudbadiisa ku aadan munaasibadda ciida usoo jeediyay dadwaynihii kula tukaday...