Swairo: Maxaa idin kaga baxay sawiradan

Gaalkacyo (Pes) Waxay ahayd laba cisho ka hor markii ay shaacisay Xukuumada MOOGE ee Puntland in ay Kooxda xagjirka ah ee Al Shabaab ka saartay Buuralayda Galgala. Waxaa hadaba soo shaacbaxday in ay kala qaybqaateen hawlgalkaas ciidamo ka tirsan kuwa sida gaarka ah u tababaran ee Maraykanka. Howlgalkaas oo Al-shabab looga sifeeyey saldhigii ugu weynaa ee kooxdaasi ku lahayd buuraleyda Galgala.

Madaxweyne MOOGE iyo Golihiisa Wasiirada mikoodna sharaxaad kama bixin Ciidamadan Shisheeyaha ah ee dalkeena jooga ayna iyagu keeneen ama lagu qasbay oo sidii caadad u ahayd Xasan Culusoow madaxa Villa wardhiigleey kor uga keenay.

Hadaba waxaa iswaydiin leh goormay yimaadeen? imisa weeye tiradoodu? yaa keenay dalka?

 

Daawo Sawiro
391

392

393

394

395
Puntkandes.com

About The Author