Year: 2016
Daawo Barnaamij ku saabsan Dalxiiska Degmada Eyl & Shirkada Dalxiiska Magool
Daawo Barnaamij ku saabsan Dalxiiska Degmada Eyl & Shirkada Dalxiiska Magool Puntlandes.com
SAWIRRO: Ugu yaraan 13 Qof oo ku dhintay Qaraxii Garoonka Muqdisho
26 July 2016 (Puntlandes) Ugu yaraan 13qof oo isugu jira Shacab iyo ciidan ayaa ku geeriyooday qaraxyadan saakay ka dhacay agagaarka...
Daawo Barnaamijka Faaqidaad Ciyaaraha oo ay marti ku yihiin labada kaptan & labada Tababare ee Jubaland & Puntland
26 July 2016 (Puntlandes) Barnaamijka Faaqidaad Ciyaaraha ee SNTV ayaa waxaa marti ku ah labada kaptan & labada Tababare ee Jubaland...
AMISOM: labo gaari ayaa lagu soo weeraray Xalane, waana laga hortagay
26 July 2016 (Puntlandes) Afhayeenka AMISOM Joseph Kibet ayaa Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONNA u sheegay in xerada Xalane ee...
Dhagayso: Madaxweyne Gaas ”Macalimiinta qalin jabisay dowladda ayaa shaqo siinaysa sanadka dambe”
26 July 2016 (Puntlandes) Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo shalay magaalada Garoowe kaga qayb galay munaasabad...
Dhagayso: Tix gabay ah oo dhiiri gelin ah oo loo tiriyey Xulka Puntland
26 July 2016 (Puntlandes) Abwaan Cowd Gale oo kamid ah abwaanada ugu caansan Puntland ayaa tiriyey tix Gabay ah oo uu...
Dhagayso: Abwaan Shube oo ka warbixiyay Taariikhdii Marxuun Abwaan Cabdulqaadir Cali Cigaal Codsina u diray Madaxweyne Gaas
26 July 2016 (Puntlandes) Abwaan Cabdulqaadir Cabdi Shube ayaa waraysi uu siiyay Radio Daljir waxaa uu si kooban uga hadlay...
BREAKING NEWS: Gaari Xamuul ah oo Waxyaalaha Qarxa laga soo Buuxiyey oo lagu Weeraray Garoonka Diyaaradaha Muqdisho
26 July 2016 (Puntlandes) Waxaa goordhaw ka dhacay magaalada Muqdisho labo qarax oo aad u xoogan oo loo adeegsaday Gawaari...
TACSI loo dirayo Qoyskii Abwaan Cabdulqaadir Cali Cigaal oo ku Geeriyooday oo Dalka Hindiya
Innaa Lillaahi wa innaa ileyhi Raajicuun Waxa maanta oo ay taarikhdu tahay 25ta July 2016ka ku geeriyooday dalka Hindiya Abwaan...