Dhagayso: Abwaan Shube oo ka warbixiyay Taariikhdii Marxuun Abwaan Cabdulqaadir Cali Cigaal Codsina u diray Madaxweyne Gaas

26 July 2016 (Puntlandes) Abwaan Cabdulqaadir Cabdi Shube ayaa waraysi uu siiyay Radio Daljir waxaa uu si kooban uga hadlay Taariikhdii AUN Marxuun Abwaan Cabdulqaadir Cali Cigaal oo shalay ku geeriyooday dalka Hindiya.

228-9b2

Sawirka kore: Marxuum Abwaan Cabdulqaadir Cali Cigaal

Abwaan Shube wuxuuna xaqiijiyay inuu ahaa tiir wayn oo u taagan raadinta nabada iyo xasiloonida dalka.

Abwaan Shube ayaa waxaa uu sharaxay Riwaayadii uu lahaa Marxuun Abwaan C/qaadir iyo waxyaabaha ay Soomaalidu ku xasuusan doonto.

Abwaan Shube ayaa  Madaxwaynaha Puntland C/wali Gaas ka codsaday labo arrimood oo kale ah:

  1. In aan marxuun Cabdulqaadir Cali Cigaal lagu aasin dalka India, oo Aas qaran loogu sameeyo dalka
  2. In loogu magac darro Meelaha muhiimka ah ee Puntland, maadaama uu magac kullahaa bulshada Soomaalida

Dhagayso Abwaan Shube


Puntlandes.com

About The Author