TACSI loo dirayo Qoyskii Abwaan Cabdulqaadir Cali Cigaal oo ku Geeriyooday oo Dalka Hindiya

Innaa Lillaahi wa innaa ileyhi Raajicuun

Waxa maanta oo ay taarikhdu tahay 25ta July 2016ka ku geeriyooday dalka Hindiya Abwaan Cabdulqaadir Cali Cigaal

222-5a2

Anagoo ah:

Xasan Abshir Gaas, Xaaskiisa iyo Caruurtiisa

Bashir Abshir Gaas, Caruurtiisa, Xaaskiisa iyo Reer Abshir Gaas

Deeqa Axmednuur Cigaal, Saygeeda Cigaal Cabdi Cali iyo Caruurteeda

Marey Qodmawaw iyo carurteeda.

Hodan Axmednuur Cigaal, Saygeeda Bashiir Maxamed Abshir (Bashiir Nagaara), iyo Cururteeda

Maxamed Axmed Cali (Caato)

 

Waxaan Tacsi tiiraanyo leh u diraynaa guud ahaan ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan Qayska Reer Cigaal Caymo, waxaan kaloo si gaar ah Tacsi ugu diraysaa Caruurtii uu ka tagay marxuumka iyo Xaaskiisii.

Waxaana Allah uga baryaynaa Marxuumka inuu Janatul Fardowsa ka waraabiyo Samir iyo Iimaana ka siiyo Qoyskii, ehelkii iyo qaraabadii uu ka geeryooday, Amiin, Amiin

About The Author