Year: 2019

Dhagayso: Xaaf “Dawladda Federaalku waxay ku haminaysaa markii aan Galmudug & Jubaland aan doorasho ka samayno oo dadka jooga bedelno markaas baa shir la qabanayaa”

11 May 2019 (Puntlandes) Madaxweynayaasha Galmudug Axmed Ducaale Xaaf oo waraysi siiyey BBC Somalia ayaa ka hadlay shirkii Garowe ee fashilmay,...