Month: May 2020

Daawo muuqaalo Waxgaradka gobolka Sool oo soo dhaweeyey wasiirada cusub ee uu dhawaan magacaabay Madaxweynaha dawladda Puntland Siciid Cabdulaahi Deni

25 May 2020 (Puntlandes) Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa dhawaan magacaabay 2 wasiir iyo 6 wasiir kuxigeen...

Ilhaan Cumar oo ku guulaysatay wareegga koobaad ee codbixinta isreebreebka uu xisbigeeda ku xulanayo musharraxa kursiga ay hadda ku fadhido

25 May 2020 (Puntlandes) Ilhaan Cumar ayaa ku guulaysatay wareegga koobaad ee codbixinta isreebreebka uu xisbigeeda ku xulanayo musharraxa degmada 5-aad...