Sawirro: Madaxwaynaha Jubaland oo hoolka Waamo ee magaalada Kismayo ka furay shirka dib u heshiisiinta beelaha Jubbada Hoose.
31 May 2020 (Puntlandes) Madaxwaynaha dawlad goboleedka Jubaland Axmad Maxamad Islaam (Axmed Madoobe) ayaa hoolka Waamo ee magaalada Kismayo ka...