Month: May 2022

Akhriso Hantidhawrka Guud ee Qaranka oo ka horyimid Sharciga Maareynta Maaliyadda oo ay Golaha Wasiirradu ansixiyeen Khamiistii (11.05.2022)

22 May 2022 (Puntlandes) Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka ayaa ku wargaliyay Ra’iisul Wasaaraha XFS joojinta Xeer-nidaamiyaha Sharciga Maareynta Maaliyadda oo...

Sawirro-Muuqaal: Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo sheegay in maanta uu soo gabogaboobay wadahadal u dhaxeeyay Madaxweynaha cusub iyo Hey’adaha dhaqaalaha Aduunka

21 May 2022 (Puntlandes) Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in maanta uu soo gabogaboobay wadahadal u dhaxeeyay...

Sawirro-Muuqaal: Xil-wareejinta Madaxweynaha oo lago’aamiyey inay dhacdo maalinta isniinta ah oo ku beegan 23 bishan May

21 May 2022 (Puntlandes) Madaxweynaha Xafiiska Jooga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane...