Muuqaal: Shaacinta waqtiga Diiwaangelinta iyo Bilowga wacyigenta Doorashooyinka madaxtooyada iyo baarlamaanka Puntland

18 Nov 2023 (Puntlandes.com) Guddiga doorashooyinka (PEC) ayaa kulan la yeeshay Ururada Siyaasadda Puntland ee taageeraqorshaha madaxweynaha Puntland ee muddo kororsiga ah, Kulanka ayay si wada jira ugu shaaciyeen waqtiga ayaa Shaacinta waqtiga Diiwaangelinta iyo Bilowga wacyigenta Doorashooyinka madaxtooyada iyo baarlamaanka Puntland.

Waxay sheegeen inay wacyigentu bilaabatay, diiwaangelintana ay bilaabi doonaan 16ka Dicember 2023 iyagoon wax faahfaahin ah ka bixin sida ay u kala qaybiyeen Puntland iyo gobolka ama degmada ay ka bilaabayaan.

About The Author