Tacsi: Marxuum Cabdisamad Yusuf Dhuux

739

Inaa Ilaahi wa inaa ilayhi Raajucuun waxaa maata  oo taariikhdu tahay 23 ka jun 2015 ku geeryooday Magaalada Gaalkacyo ee Dalka Soomaaliya Marxuum Cabdisamad Yuusuf Dhuux Cali Bare.

Bahda Warbaahinta Puntlandes ayaa Marxuum Cabdisamad Yuusuf Dhuux waxay Allah uga baryayaan  in uu naxariistiisa siiyo, Kitaabkiisana Gacanta midig ka siiyo, Qabrigana u waasiciyo una nuuriyo, Janadii fardowsana hoy uga yeelo Aamiin, Aamiin, Aamiin, ALLAHAYOOW.

Amiin Amiin, Amiin

About The Author