Madaxweyne Deni oo Garowe ku soo dhoweeyay Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo

21 Mars  2024 (Puntlandes.com) Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa garoonka diyaaradaha ee Garowe ku soo dhoweeyay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo.

Wafdiga Farmaajo hogaaminyo ayaa waxaa ka mid 20 meeyo xildhibaan oo ka tirsan labada Aqal ere Baarlamaanka Soomaaliya.

Deni iyo Farmaajo ayaa isku aragti ka ah dastuur bedelida uu wado madaxwyne Xasan Sheekh.

About The Author