Sawirro: Madaxweyne Deni oo Garowe kusoo dhoweeyay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh

22 Mars  2024 (Puntlandes.com) Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa garoonka diyaaradaha ee Garoowe kusoo dhoweeyay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo.

Wafdiga Sheekh Shariif hogaaminyo ayaa waxaa ka mid ah xildhibaano ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya, siyaasiyiin iyo saraakiil Ciidan.

Shalay waxaa isna soo fgaaray Garowe Farmaajo iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo, iyago sku aragti ka ah Siciid Deni dastuur bedelida uu wado madaxwyne Xasan Sheekh,

About The Author