Sawirro: Farmaajo & Sheekh Shariif oo Muqdisho dib uga laabtay

24 Mars  2024 (Puntlandes.com) Madaxweyneyaashii Hore ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa dib ugu laabtay magaalada Muqdisho ka dib markii uu soo gabagaboobay Shirkii Wadatashiga ee Garoowe.

Labada madaxweyne ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha ee Janaraal Maxamed Abshir sagootin ugu sameeyey Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor.

Hoos ka daawo sawirrada sagootinka:

About The Author