War deg dega: DFS oo samaysay Dowlad ka tirsanaandoonta Federaalka oo aan Sharciga waafaqsanayn

0

Muqdishu (Pes): Waxaa maanta, 30-07-2014, lagu soo badhigay Villa Xamar wax loogu yeeray shehiis lagu dhisayo maamul gobeleed kaasoo loo samaynayo Gobolada dhexe ee Soomaaliya. Wuxuuna ka koobnaan doonaa sida ay DFS shaacisay Laba Gobol oo kala ah Mudug iyo Galgaduud??

Maaha arintani mid sharciga waafaqsan waxaana looga goleeyahay in lagu dumiyo Puntland.

Federaaldiidkii ayaa ku guulaystey diidmadoodii maadaama uu xukunka Puntland hayo mid (Gaas) loo adeegsanayo in lagu burburiyo Federaalka iyo Puntlandba.

Waa maxay labada Gobol oo ah Midug iyo Galgaduud? Xasan Sheekh ma wuxuu ula jeedaa Baraxley? Ma Hobyo? Miyey buuxun karaan labadii gobol ee shuruuda ahaa? Halkan riix qoraal ay horey uga qortay warbaahinta caalamiga ah ee Puntlandes

Daawo sawirada maant ee Villa Xamar iyo madaxtooyadii Puntland

404

405

406

407

408

409

 

Xafiiska wararka

Puntlandes.com

 

 

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *