Qaar ka mid ah Xilalkii wasiirrada muddada banaanaa oo la buuxiyey

07 Apr 2024 (Puntlandes.com) Raysal wasaare Xamse Cabdi Barre oo fulinaya amrka madaxweynihiisa ayaa buuxiyey xilalkii wasiirradii muddada banaanaa, qaar kalena booskii hore ka bedelay.

Isku shaandhaynta iyo magacaabista ayaa ah sidaan hoose:

1. Axmed Macalin Fiqi, waxaa loo magacaabay Wasirka Arrimaha dibadda

2. Cali Yuusuf Xoosh, waxaa loo magacaabay Wasiirka Arrimaha-gudaha iyo dib-u-heshiisiinta

3. Gen. Cabdullaahi Fartaag, waxaa loo magacaabay Wasiirka Amniga-gudaha

4. Cabdullaahi Bidhaan Warsame, waxaa loo magacaabay Wasirka Tamarta iyo Biyaha

5. Maxamed Aadan Macalin (Maxamed Soomaali), waxaa loo magacaabay Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta.

6. Axmed Cumar Maxamed, waxaa loo magacaabay Wasiiru-dowlada Isbedelka Cimilada.

Wali wuxuusan Xasan Sheekh magaabin Wasiirka haweenka iyo Wasiiru-dowlada Batroolhka oo banaan muddo dheer.

About The Author