Daawo Video: Prof Galayr oo Burtinle kula kulmay Rag uu ka mid yahay Cali Xaaji

0

 

 

182Gaalkacyo (Pes): Prof Galayr ayaa kula kulmay Burtinle rag uu ka mid ahaa Wasiirka Waxbashada Puntland Cali Xaaji. Waxaa loo Shiray Maamulka Khaatumo iyo Wax loogu yeeray Beesha Cumar Maxamuud. Shirkaasi wuxuu socday mudo laba maalmood ah. Ilaa iyo hada Wasiir Cali xaaji kama uusan hadlin waxa ka soo baxay shirkoodii Maamulka Khaatumo iyo Isbedeldoonka. Warbaahin caalamiga ee Puntlandes ayaa baaritaan ku ogaatay.

30

Baarlamaanka Puntland ayaa waydiiyey Dr Gaas 23-07-2014, mowduuca uu Proff Galayr u joogo Burtinle. Wuxuuna ku jawaabay Dr gaas, marinhabaabintii looga bartay, “ma jooga iyo kama warqabo…”

 

Halkan hoose ka daawo Prof Galayr

Xafiiska wararka

Puntlandes.com

 

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *