Warbaahinta Puntlandes waxay ugu Hambalyeynaysaa Go,aankii geesinimada lahaa ee uu Gaaray madaxwaynaha Puntland Dr Gaas

0

429

 

Gaalkacyo (Pes): Waxay warbaahinta caalamiga ee Puntlandes u hambalyeynaysaa Madaxwaynaha Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas go,aanka geesinimada ahaa ee uu gaaray maantay kaasoo ah mid aad iyo aad loogu riyaaqay ayna reer Puntland ku soo dhaweeyeen qalbi furan iyo bogaadin. Mahasanid madaxweyne

Madavwayne waad ku mahadsan tahay in aad jarto maanta xiriirkii awalba aan ka fiirsiga lahyn, sharcigana aan ku dhisnayn ee ka dhaxeeyey Adiga iyo Dowlada Xamar.

Hambalyo, Hambalyo, hambalyo madaxwayne.

Waxay kaloo warbaahinta caalamiga ugu hambalyeynaysaa dadka reer Puntland go,aanka uu madaxweynahoodu maanta ka qaatay dowlada Xamar. waxay kaloo ugu hambalyeynaysaa sanadguuradii 16 naad ee aasaaskii dowlada Puntland.

 

 

Puntlandes.com

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *