Daawo Video: Madaxweyne kuxigeenka Soomaaliland oo Casuumay maanta Dr Faroole

Madaxweyne kuxigeenka Soomaaliland C/raxmaan C/llaahi Ismaaciil Saylici ayaa maanta Matiqaad ama Qado sharfeed u sameeyey madaxweynihii hore ee Puntland Dr Faroole oo Hargeysa ku sugan. Soo dhawayntaas ayaa waxaa kaloo ka qayb galay  mas’uuliyin ka tirsan dawladda iyo asxaabta Soomaaliland .

35g

Saylici ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay inuu ku soo dhaweeyo Dr Faroole magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland. Dr Faroole madaxweynihii hore ee Puntland ayaa ka mahadceliyay soo dhaweynta iyo martiqaadka uu u sameeyay madaxweyne kuxigeenka Soomaaliland. Fraoole ayaa sheegay inuu u u yimid magaalada Hargeysa arrimo Qoys oo la xiriira geerida xaaskiisa.

Daawo Videowga

Puntlandes.com

About The Author