12 Feb 2025 (Puntlandes.com) Wasaaradda Arrimaha Gudaha dawladda Puntland iyadoo si guud ugu mahadcelisay dhammaan Guddoomiyaasha Gobolada, Degmooyinka iyo shacabka Puntland ayaa waxay ku wargelisay in loo diyaar garoobo wejiga 2-aad ee taakulaynta Ciidamada iyo ururinta saadka.
About The Author