Muuqaal: Puntland oo beenisey in Hey’adda Masiibooyinka DFS ay gargaar soo gaarsiisey deegaanadeeda,..hay’ad musuqmaasuq

08 March 2025 (Puntlandes.com) Dawladda Puntland ayaa beenisey in hay’adda Masiibooyinka DFS ay gargaar soo gaarsiisey deegaanadeeda, waxayna ku tilmaantay inay hay’addu tahay mid musuqmaasuq hareeyey.
“Xisaabtiina isku celceshada ama suuq Bacaad ka gata laakiin anaga umadayada inaad hafartaan waxaan idiin suurto galayn weeyey” Wasiirka Gargaarka iyo maaraynta musiibooyinka Puntland Ubax Cabdirashiid Maxamed.