Warmurtiyeedka wadajirka ah ee DFS & SSC-Khaatumo “DFS waxay u aqoonstaay SSC-Khaatumo, Dawlad gobaleed laguna dhameystiro Shirweynaha iyo heshiiska bulsho, In SSC-Khaatumo xubin buuxda ka noqoto Golaha madasha wadatashiga Qaranka NCC-da”

15 April 2025 (Puntlandes.com) SSC-Khaatumo iyo Raysal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxay si wadajir ah usoo wada saareen war murtiyeed ku saabsan adkaynta amniga, midnimada, dawlad dhiska iyo u aqoonsiga Maamulka SSC-Khaatumo.

“DFS waxay u aqoonstaay SSC-Khaatumo, Dawlad gobaleed laguna dhameystiro Shirweynaha iyo heshiiska bulsho, In SSC-Khaatumo xubin buuxda ka noqoto Golaha madasha wadatashiga Qaranka NCC-da” ayaa lagu yiri Warmurtiyeedka wadajirka ah ee DFS & SSC-Khaatumo

About The Author