Baarlamanka Jubbaland oo diiday in waqti lagu daro xiliga ay dhaceyso doorashada madaxtinimada Jubbaland

41d

4 Agoosto 2015 (Puntlandes) Baarlamaanka Jubbaland ayaa diiday codsigii madaxweyne Axmed Madoobe ka yimid ee ahaa in la kordhiyo waqtiga doorashada dhaceyso waxaana Gudoomiyaha Baarlamaanka Jubbaland Sheekh Cabdi Maxamed uu sheegay inay Doorashau dhacayso Xiligii loo Qorsheeyey ee 15 ka Agoosto.

41c

Dhanka kale Baarlamaank Jubbbaland ayaa maanta magacaabay Guddiga Doorashada Jubbaland oo ka kooban 8 xubnood waxayna Gudoomiye u doorteen Xabiibo Maxamed Cabdule.

Puntlandes.com

About The Author