Daawo Video: Safiir, Wasiir iyo Xildhibaan soo dhawaynaya Gudoomiyaha Gobolka Banaadir

9 Agoosto 2015 (Puntlandes) Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Muungaab oo ku sugan magaalada Nairobi ayaa Xaflad soo dhawayn ah oo halkaas loogu sameeyey waxaa kusoo dhaweeyey Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya, Wasiir iyo Xildhibaan.

Baratakool dawladnimo maaha tani waxayna la mid tahay madaxweyne soo dhawaynaya Wasiir….

Daawo soo dhawayntii MUUNGAAB ee Nairobi

Puntlandes.com

About The Author