Daawo Video: Gudoomiye Baashe “Booqashada Xaglotoosiye ee Buhodle waxba sooma kordhinayso”

19 Agoosto 2015 (Puntlandes) Gudoomiye kuxigeenka 1aad ee Baarlamaanka Somaliland Baashe Maxamed faarax ayaa wuxuu ka hadlay Booqashada uu Wasiirka Caafimaadka Somaliland ku jooga magaalada Buuhoodle isagoo ku tilmaamay mid aan waxba usoo kordhinayn Somaliland wuxuuna yiri “Nin booqasho ku tagay Buuhoodle waxba masoo kordhinayso”

54a

Gudoomiye Baashe ayaa ku tilmaamau Buuhoodle magaalo ay wada joogaan Puntland, Somaliland, Khaatumo iyo DFS.

Dhanaka kale Gudoomiye Baashe ayaa soo jeediyey in Somaliland loo sameeyo labo madaxweyne kuxigeen iyo in waliba Baarlamaanka la kordhiyo.

Daawo Gudoomiye Baashe

Puntlandes.com

About The Author