Daawo Video-Sawiro: Gaalkacyo oo GAAS ka Daahfuray Sanduuqa Hormarinta Gobolka Mudug

9 Sep 2015 (Puntlandes) Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali GAAS ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ku Daahfuray Sanduukh loogu magacdaray Santuukha Horumarinta Gobalka Mudug.

Munaasada lagu Daahfuray Sanduukhaas oo ka dhacday Hotelka Uunlaaye ee magaalada Gaalkacyo xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa ka qeybgalay Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Siciid Xassan Shire , Gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka DFS  Mahad Cabdalle , Wasiiro, Xildhibaano, Isimo, Ganacsato, Waxgarad, Haween iyo masuuliyiin kale.

Waxaa Munaasada lagaga dhawaaqay gudi hogaaminaya sandhuukha horumarinta Gobalka Mudug oo ka kooban Wasiiro, Ganacsato , Waxgarad iyo bulshada rayidka ah ee Gobalka Mudug.

Dhamaan madaxdii iyo Isimadii ka halday munaasibadda ayaa si wadajir ah u bogaadiyey sanduukha hurumarka Gobolka Mudug.

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ku dhawaaqay in Sanduukha Horumarinta Gobolka Mudug uu furanyahay.

GAAS waxa kale oo uu ku dhawaaqay in ay Gaalkacyo tahay Caasimada kala qaybinta Badeecooyinka Puntland meesha ay Bosas oka tahay Caasimada Ganacsiga Puntland.

Sawirada daawo
74

74a

74aa

74b

74c

74e

74f

74g

74h

74i

74j

74k

75d

About The Author