Gaalkacayo: Ciidamadii ka diiwaan gashanaa maamulka Xasan Sheekh ee ku sugnaa Xerada Istanbuul ee Gaalkacyo u warteegay dhanka Puntland

1a1a2

09 Aug 2026 (Puntland.com) Gaalkacayo Ciidamadii ka diiwaan gashanaa maamulka Xasan Sheekh ee ku sugnaa Xerada Istanbuul ee Gaalkacyo ayaa si rasmi ah ugu wareegay dowladda Puntland kadib wada-hadal maalmahan socday.

Ciiidankaan ayaa ka mid ahaa kuwo uu maamulka Xasan Sheekh ku doonayey inuu amni darro kaga rido guud ahaan Puntland laakiin ay ka hortagtay dawladda Puntland oo kaashanaysa shacabkereda.

Xasan Sheekh waxaa Puntland ka raacday guul darro ballaaran iyo wajigabax, isagoo isku dayey wax aysan ogolayn reer Puntland oo ah burburinta Puntland oio ku wayn.

About The Author