Daawo Video: Wasiirka Madaxtooyadda JL oo sharxaya Shirkii Kismaanyo

13 Sep 2015 (Puntlandes) Wasiirka Madaxtooyadda Jubaland Cabdiqani Cabdi Jamac ayaa sharxaad dheeraad ah ka bixiyey Shirkii Kismaanyo uga socday DFS iyo maamulada “Gobolada”,

1c

Wasiir Cabdiqani ayaa ku tilmaamay inuu ahaa Shirku shir aan horay loo qorshayn laakiin maadama la isugu yimid Kismaayo la doonayey in laga faa’iidaysto Fursadaas. Wuxuu intaas ku daray inay Shirka madaxda oo dhan u dhamaayeen ayna kala soo qayb galeen Abm Kay iyo Wasiirka Arrimaha Dibada Itoobiya.

1b

‘Waxa uu wasiirku intaas ku daray inay Ajendaha shirku ahaa laba Qodob:

  1.  Doorashooyinka 2016ka
  2. Isfahan waaga jira in laga hadlo

Qodobka 1aad waxaa la isa garaty in 7 maamood ka dib shir la isugu yimaado….

About The Author