Sawirro: Dowladda Puntland oo si rasmi ah u furtay waddada hormarta xeradii PSF Bosaso
15 Aug 2026 (Puntland.com) Dowladda Puntland ayaa si rasmi ah u furtay waddada hormarta xeradii PSF Bosaso, taas oo xirnayd muddo ah 25 sano ah
Wadadaan ayaa halbowle u ah isku xirta Madaxyooyada, Dekeda ilaa Garoonka Diyaaradaha magaalada Bosaso.
Wadadaan ayaa mudadii dheerayd ee ay xirnayd waxay carqabad ku ahayd isku socodka dadka iyo ganacsiga iyadoo loo adeegsan jiran Xoolaha laga dhoofinayo Dekedda Bosaso kuna qasabtay ganacsatada Xoolaha inay mariyaan Xoolaha bartama magaalada iyagoo ku wayn jiray Xoolo badan sidaas.

