Dhagayso: Axmed Diiriye ”Puntland waa Xaasid”

0

Oday Axmed Diiriye oo caan ku ah in uu ku hadlo dadka Xamar ku habsaday ayaa sheegay in Mudug aysan waxba ka gelin Puntland. ”Xaasid weeye Puntland aan waxba noo ogolayn” ayuu yiri Oday Axmed Diiriye. Wax Puntland ka maqan ma jirto waana xaasidnimo in ay ka hadasho Mudug iyo Galgaduud ayuu intaa ku daray Oday Axmed Diiriye.

 

Halkan ka dhagayso Axmed Diiriye

Xafiiska wararka
Puntlandes.com

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *