Muuqaal: Sheekh Bashiir “Hooyo iyo Aabe 80 jir ah ayaa Guryahoodii la boobayaa maanta….””
21 Aug 2026 (Puntland.com) Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo khudbaddii Jimcaha uga hadlay Boobka ay Dowladdu ku hayso Dhulalka Danyarta ayaa yiri “Hooyo iyo Aabe 80-jir ayaa Guryahoodii la boobayaa maanta, Hantida Umadda kuwa qaadanaya iyo kuwa Sinaysta waa isku danbi”