Puntland oo ka hadashay burcad-badeedda soo laabatay sheegteyna inay jiraan awoodo ka danbeeya burcadda…
21 Aug 2026 (Puntland.com) Puntland oo markii u horreysey ka hadashay burcad-badeedda soo laabatay ayaa sheegtey in ay jiraan awoodo ka danbeeya burcadda oo leh dano siyaasadeed & dhaqaale.
Puntland, iyadoo aan magacaabin dal gaar ah, waxay cambaaraysay duqayntii ka dhacday xeebta Garmaal iyada oo dalbatay jawaab degdeg ah.
