Sawirro: Madaxweynaha Dowladda Puntland oo si diirran loogu soo dhaweeyey deegaannada Jeexdin iyo Godod ee Gobolka Mudug
22 Aug 2026 (Puntland.com) Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey deegaannada Jeexdin iyo Godod ee Gobolka Mudug.
Madaxweynaha ayaa saaka waxa u bilaamay safar uu ku marayo deegaanada bariga gobolka Mudug, isagoo la kulmaya masuuliyiinta iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.



















