Muuqaal: Hadaljeedintii MD Deni oo si diirran loogu soo dhaweeyey degsiimada Gacno-fale ee gobolka Mudug

1a1a1

22 Aug 2026 (Puntland.com) Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar ku maraya gobolka Mudug ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey degsiimada Gacno-fale ee gobolka Mudug.

Madaxweynaha ayaa kulan la qaatay qaybaha kala duwan ee bulshada degsiimada, isaga oo kala hadlay adkaynta nabadgelyada, xaaladda deegaanka iyo arrimaha muhiimka u ah bulshada.

Madaxweynaha ayaa sidoo kale si rasmi ah xarigga uga jaray Taalada Shuhadada Calmiskaad.

About The Author