Daawo Video: Kooxda Galayr oo u istaagay hurinta Colaada Beelaha walaalaha ah ee Qoriley & Magacley

27 Sep 2015 (Puntlandes)Kooxda Galayr ayaa u istaagay hurinta Colaada Beelaha walaalaha ah ee Qoriley & Magacley iyagoo  ku eedeynaya Puntland halka ay indhaha ka qarsanayaan Somalind oo ah cida ku taageeraysa iyaga.

49g

Marka hore waxaa wacan in Caqligu shaqeeyo oo runta la arko taasoo ah in NABADA ay labada dhinacba dantu ugu jirto. Marka labaadna in Allah laga cabsado oo dambiga la iska daayo.

Dhamaan shaqaalaha Warbaahinta Puntlandes waxay ugu baaqayaan dadka walaalaha ah inay Allah ka cabsadaan oo ka shaqeeyaan Nabada iyo wanaaga.

About The Author