Daawo video: Raysul Wasaaraha DFS oo baaq nabadeed u diray Beelaha walaalaha ah ee ku diriraya Qoriley & Magacley

27 Sep (Puntlndes) Raysul Wasaaraha DFS Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke oo maanta shir Jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa ku baaqay in la joojiyo colaada ka aloosan deegaanada Qorilay iyo Magaclay.

75e

Raysul Wasaare Sharmarke ayaa waxa uu si gaar ah ugu baaqay beelaha walaalaha ee dirirtu dhex martay inay wada hadal iyo is afgarad ku dhameeyaan colaadooda, kana shaqeeyaan nabada.

Puntlandes.com

About The Author