Akhriso: Xubnaha Golaha Deegaanka Degmada Burtinle oo la shaaciyay

1 Okt 2015 (Puntlandes) Waxaa lagu dhawaqay Dhawaaqay liiska Xubnaha  Golaha Deegaanka Degmada Burtinle ee Gobolka Nugaal.

Wasiir ku xigeenka Wasaarada Arrimaha Gudaha Punland Cabdullaahi Maxamed Xaashi Qoobdeero ayaa shaaciyey Liiska Golaha Deegaanka Cusub ee Degmada Burintale. Xildhiibaanada la so bandhigay oo 21 ayaa waxaa ka maqnaa labo Xubnood oo gudigu Sheegen in dib laga so sheegi Doono.

Waxaana isla maanta la shaaciyey in Maalinta berri ah la dhaaridoono Xildhibaanada Cusub, ayna Dooran doonaan isla beeri Gudoomiyaha Iyo ku Xigeenkiisa.

Akhriso Magacyada Xildhibaanada Cusub

Maxamed Maxamuud Cabdi (Kadaf)
Cabdirisaaq Maxamed Faarax (Diihaal)
Maxamed Maxamuud Axmed (Buurdibi)
Xaawo Maxamed Cismaan (Gacmey
Bashiir Yaasiin Cismaan
Deeq Cabdi Maxamuud(Diin Alle)
Cabdi Jaliil Siciid Xaashi(Tooreeye)
Maxamuud Cabdi Warsame(Sheywaal)
Yaasmiin Xuseen Maxamed
Cabdi Maxamed Shirre
Cabdulqaadir Maxamed Faarax (Iligdheer)
Cabdirisaaq Axmed Nuux
Cali Geelle Maxamed
Nuuradiin Cabdulqaadir Cabdi
Liibaan Maxamed Cabdulle
Calas Cabdi Salaan Xasan
Maxamed Cabdicasiis Faarax(Gaade-keen)
Ducaale Cumar Muuse
Khadar Cabdirisaaq Axmed
Xuseen Gulled Carab.
Muxyadiin Cabdirixmaan Cabdi.

Puntlandes.com

About The Author