Daawo Video: RW Sharmarke oo la kulmay Warsiirka A. Dibada Ruushka Sergey Lavrov

2 Okt 2015 (Puntlandes) Raysalwasaaraha DFS Cumar Cabdirashadii Cali Sharmarke oo ka qayb galaya kullanka Qaramada Midoobay ee ka socda iminka magaalada New York ayaa waxa uu la Wasiirka arrimaha Dibada ee Ruushka Sergey Lavrov.

99

Labada dhinac ayaa ka wada hadlay sidii dib loogu soo celin lahaa xiriirka dalalka Ruushka iyo Soomaaliya oo horey u ahaan jiray saxiibo dhow.

Puntlandes.com

About The Author