DAAWO VIDEO: Khudbaddii Raysal wasaare Sharmarke uu ka akhriyey shirkii Qaramada Midoobay

2 Okt 2015 (Puntlandes) Raysalwasaaraha DFS Cumar Cabdirashadii Cali Sharmarke oo Soomaaliya u matalaya kullanka Qaramada Midoobay ee ka socda iminka magaalada New York ayaa xalay khudbad ka jeediyay Shirkaas.

Raysalwasaare Sharmarke ayaa khudbad dheer uu ka jeediyey shirkaas waxa uu uga hadlay waxqabadka xaalada dalka iyo arrimo badan oo Quseeya DFS.

Puntlandes.com

About The Author