Warbixin Somalida Melbourne oo iibsatay Goob Weyn oo Masjid iyo Goob waxbarsho isugu jirta

2 Okt 2015 (Puntlandes) Dadka Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Melbourne ayaa iibsaday Goob wayn oo ay ka dhiganayaan Masjid iyo Goob lagu Barto Cilmiga Islaamka.

Waxay ku iibsadeen lacag gaaraysa 2500 000 doolar (laba miljan iyo shaboqol oo kun oo doolar) iyagoo bixiyey hal miljan ayna ku dhiman tahay maljan iyo bar doolar ayna ka codsadeen ummadda Muslimiinta gaar ahaan Soomaalida inay ka qayb qaataan Gurigan Alle ee lagu Cibaadaysto laguna barto cilmiga Islaamka.

Soomaalida magaaladaas ayaa waxay kaloo fureen Radio Codkooda ku hadla.

98f

98h

98j

98k

98m
Puntlandes.com

 

About The Author