Daawo-Dhagayso: Madaxweynaha DFS ”Shacabka Soomaaliyeed Isma aaminsana Dowladdoodana kuma kalsoona”

13 Okt 2015 (Puntlandes) Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh ayaa wareysi uu siiyey Golaha88 waxa uu uga hadlay sida ay isaga la tahay xaaladda ay Soomaaliya iminka ku sugan tahay, wuxuuna eeda saaray shacabka Soomaaliyeed oo uu ku sheegay inaysan  is aaminsanayn dowladdooda aysan ku kalsooneyn.

169

Madaxweyne Xasan ayaa ku doodaya inaysan wax saacidaad Dhaqaale ah ama Kabin Miisaayaded aysan ka helin Beesha Caalamka ee taageerta dawladiisa isagoo gabi ahaanba inkiray xataa dawlada aynu walaalaha nahay ee Turkiga oo ku Kabi jiray Bil walba lacag dhan shan miljan oo doolar.

Xasan Shiikh ayaa ku dooday inay dawladiisu ku nooshahay dhaqaalaha kasoo xarooda magaalada Xamar oo kaliya!!

Puntlandes.com

About The Author