Dhagayso: Xasan Culusoow iyo shirkadaha shidaalka uu u soo dirayo Puntland

0

Puntland oo 16 sano jirsatay ahaydna ilaaliyaha midnimada ummadda Soomaaliyeed iyo ilaaliyahay Faderaalka iyo dastuurka ayaa waxay noqotay mid hal mar la waayey oo waxaan jirin noqotay wixii ka dambeeyey markuu xunka yimid Cabdiwali Gaas madaxweynaha Puntland. Markaas oo ku begnayd 08-01-2014. Waxaa hada  dhulkeedii ka boobay oo ka xoog badan maamulka xaafada Baraxleey.

 

FG: nina ma diidana dowladnimo laakiin Villa Xamar dowladnimo ma taal. Waxayna ahayd in markii federaalka ay Xamar qaadato in wax la isku darsado. Intaasba intaan la gaarin hada Culusoow ayaa maamusha Puntland.

470

Hoos ka akhri inta qalad oo ay DFS ta Culusoow gashay intii uu Gaas talada Puntland hayey:

 

1.   Dastuurkii la bedelay oo Gaas sidiisii ku aqbalay xataa isagoon wadahadal ka gelin

2.   Maalgashigii ku socday Puntland oo uu Gaas  ku wareejiyey Culusoow. Shirkadihii shiyeeya ee heshiiska la galay Puntland waxaa laga dhigay wax kama jiraan. Shirkad aan Xamar degin oon Culusoow heshiis la soo gelin ma imaan karto Puntland

3.   Waxaa si bareer ah maalin kasta loo jebinayaa dastuurkii ummadu ku heshiisay. Qodobkii ay u arkaan carqabadna way masaxayaan

4.   Waxaa si bareer ah loo bililiqaystay Gobolkii Mudug, oo uu yiri Culusoow waxaan ku darsaday Dhuusamareeb

 

363

Oo haddii Puntland oo difaacaha dastuurka ahayd uu meeshaa Gaas dhgay waxaan jirin ka dhigay  soow in uu Culusoow ka faaiidaysto maaha. Rag rag dhalay dheh

s

Hoos ka dhagayso Culusoow

Xafiiska wararka
Puntlandes.com

 

 

About The Author

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *