Daawo Video: Musharax Xisbiga Kulmiye Samaale oo markii u horey u hanjabay Madaxweyne Siilaanyo

26 Okt 2015 (Puntlandes)  Wasiirkii Hore ee Maaliyada Somaliland  Cabdicasiis Maxamed Samaale ayaa isagoo aad uga xumaaday go’aanka madaxweyne Siilaanyo ku taageeray Muuse Biixi, Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye, waxa uu u jeediyey Siilaanyo dhaliilo aad u kulul, isagoo banaanka soo dhigay siro badan oo uu hayay waagii uu ka dagayay Wasiirka Maaliyada.

127

Samaale ayaa ku dhaliilay Siilaanyo Diktatoornimo isagoona marooqsaday taladii Xisbiga Kulmiye. Wuxuuna uga digay Siilaanyo inaan dalka RRU lagu xukumi karin lagana yeelayn sidaas.

Puntlandes.com

About The Author