War Deg Deg ah: Baarlamaanka Puntland oo aqbalay iscasilaada Siciid Xassan Shire.

28 Okt 2015 (Puntlandes) Baarlamaanka Puntland ayaa aqbalay iscasilaadii uu ku dhowaaqay Guddoomiyihii hore ee Baarlamanka Puntland  Siciid Xasan Shirre.

46 Xildhibaan ayaa u codeeyay inuu shaqada ka tago guddoomiyihii hore ee  Baarlamaanka Puntland.

Waxaa kalfadhiga Baarlamanka Guddoomiyey  ku xigeenka koowaad ee barlamaanka Puntland Cabdi Xamiid Cabdisalaam.

Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland Siciid Xasan Shire ayaa saaka Iscasilay kadib markii ay Mooshin ka keeneen Xildhibaano dhan 42.

Faahfaahin kala soco Warbaahinta Puntlandes

About The Author