Daawo-Dhagayso-Sawiro: Madaxweynaha Galmudug C/kariim & CabdiQaybdiid oo abaabub ka wada Xaafada Baraxleey ee Koonfurta Gaalkacyo

4 Nov 2015 (Puntlandes) Madaxweynaha Maamulka aan dastuurka waafaq sanayn ee ay DFS Cadaado ku dhistay ee Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa waxa uu ka wadaa abaabul dagaal Xaafada Baraxleey ee Koonfurta magaalada Gaalkacyo, isagoo gacan ka helaya Dagaal Ooge CabdiQaybdiid.

128aC/kariim ayaa maanta Saxaafada usoo bandhigay Hub uu ku sheegay in lagu wareejiyay iyo maleeshiyaad laakiin war hoose oo Warbaahinta Puntlandes soo garaay ayaa sheegaya in Hubkan ay DFS usoo iibisay si isaga iyo Dagaal Ooge CabdiQaybdiid ay dagaal uga abuuraan Gobolka Mudug ee Puntland.

Dhagayso

hub-galmudug (1)hub-galmudug (3)hub-galmudug (8)hub-galmudug (7)hub-galmudug (6)hub-galmudug (5)
hub-galmudug (2)

About The Author