Daawo Video-Sawiro: Aasaasidii Ururada Qurbajoogta Puntland ee Yurub oo lagu qabtay Birmingham UK

4 Nov 2015 (Puntlandes) Waxaa Xaflad  ka dhacday magaalada Birmingham-UK xaflad si heersare ah losoo agaasimay oo lagusoo dhawaynayay Gudoomiyaha iyo xubno katirsan golaha sare ee Dallada ururada qurbajoogta Puntland Yurub. Waxaa xaflada kasoo qeybgalay ururo iyo xeeldherayaal ka kala yimid Gobolada Ingriiska. Gudoomiyaha ayaa sharaxad dheer ka bixiyay waxqabaka iyo ujeedka Dallada Pedan. Sidoo kale waxaa soo dhaweyay Dallada dhamaan bulshada reer Puntland iyo kuwa Soomaaliyeed ee ku nool Ingriiska sidoo kale waxaa iyana codsaday inay ka mid noqonayaan Dallada Pedan Ururadii xaflada ka qeyb galay.






About The Author