Daawo sawiro madaxweyne Gaas oo wiil yar si wayn u caawiyey

6 Nov 2015 (Puntlandes) Cabdi Najiib oo ah Wiil 13 jir ah Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa kula kulmay Gobolka bari isagoo kormeer shaqo ku jira, isla markaana wiilkaas uu ahaa naafo ay ka maqan tahay lug, gacan iyo il.
Gaas ayaa amray in lasoo qaado lana daweeyo wiilkaas , ka dib waxaa loo qaaday dalka India si loogu soo daweeyey waxaana lagu dawaynayey halkaas muddo sadex bilood ah.
Cabdi Najiib ayaa kusoo noqday Puntland isagoo caafimaad qaba Allah Mahadii kuna soconaya cagihiisa.

5

12191658_1687338801479833_295944865725855547_n
1

2

3
12189593_958804694183933_501441667187414483_n

About The Author